Daawo Sawirrada: Xaflad Heer Sare Ah Oo Lagu Caleemo Saaray Suldaanka Beesha Xawaadle Ee Jubbooyinka.

Sunday April 02, 2017 - 10:39:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirrada: Xaflad Heer Sare Ah Oo Lagu Caleemo Saaray Suldaanka Beesha Xawaadle Ee Jubbooyinka.

    Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday wilaayada Jubbooyinka, Xaladdaasi oo lagu caleemo saarayay suldaanka Beesha Xawaadle ee Jubbooyinka, Xafladda sida sawirradeeda aad ku aragtaan waxa lagu qabtay goob jawigeedu aad u fiicanyahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday wilaayada Jubbooyinka, Xaladdaasi oo lagu caleemo saarayay suldaanka Beesha Xawaadle ee Jubbooyinka, Xafladda sida sawirradeeda aad ku aragtaan waxa lagu qabtay goob jawigeedu aad u fiicanyahay oo soo jiidanaysa indhaha, waxana ka qayb galay dadwayne aad u faro badan oo rag iyo haween isugu jira.


Sidoo kale waxa kazoo qayb galay xafladda masuuliyiinta wilaayooyinka Shabeelaha Hoose iyo Jubbooyinka iyo sidoo kale salaadiinta beelaha kala duwan ee ku dhaqan jubbooyinka, waxana halkaasi lagu soo bandhigay kalmado iyo gabayo dareenka aad u kicinaya.

Ugu dambeyn Suldaanka waxa la gudooonsiiyay, Kitaab Quraan ah, Qori AK47 ah iyo dhiil Caano ah, waxana goobta ka dhacday farxad aan la soo koobi Karin.

Caleemo saarka salaadiinta cusub ee reeraha ku hogaaminaya shareecada Islaamka ayaa waayadii u dambeeyay si dardar leh uga socday wilaayada Jubbooyinka iyadoo lagu badalayo salaadiinta iyo ugaasyada gaalada u galay.

Daawo Sawirrada Caleemo saarka.
















Related Items