Weerar Hubeysan oo lagu Qaaday Saldhig Ciidamo Katirsan DF-ka ku leeyihiin Sh/Hoose.

Tuesday April 04, 2017 - 09:39:15 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Weerar Hubeysan oo lagu Qaaday Saldhig Ciidamo Katirsan DF-ka ku leeyihiin Sh/Hoose.

    Ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhig ay ciidamada dowladda Federaalka uga sugnaayeen gobolka shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhig ay ciidamada dowladda Federaalka uga sugnaayeen gobolka shabeelaha Hoose.



Wararka ka imaanaya deegaanka Gandaawi ee dhaca duleedka Shalaambood ayaa sheegaya in ciidamada Al Shabaab ay dagaal kula wareegeen.

Wariye ku sugan Sh/Hoose ayaa soo sheegay in maleeshiyaadka Dowladda Federaalka lagala wareegay saldhig melleteri iyo goob ay isbaaro utiillay.

Waxaa lasoo sheegayaa in khasaara dhimasho iyo dhaawac ah uu ka dhashay weerarkii ka dhacay deegaanka Gandaawi balse illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin xaraakda Al Shabaab iyo saraakiisha DF-ka.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items