Dhageyso: Barnaamijka Booqashada oo Lagusoo Qaatay Dib Uqabsashadii Magaalada Muhiimka Ah Ee Ceelbuur.

Saturday April 08, 2017 - 09:42:24 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Booqashada oo Lagusoo Qaatay Dib Uqabsashadii Magaalada Muhiimka Ah Ee Ceelbuur.

    Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha, barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalo, degmo, deegaan ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha, barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalo, degmo, deegaan ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.


Todobadkan waxaa barnaamijka Booqashada Andalus lagu booqday magaalada Ceelbuur oo Afar maalin ka hor ay isaga carareen ciidamada  Xabashida Itoobiya, waxeyna Andalus barnaamijkan kusoo gudbisay muuqaalka guud ee magaalada Ceelbuur waxeyna sidoo kale la kulantay dad shacab ah oo usoo booqasho tagay magaaladaasi saacada kadib markii Xabashida Itoobiya isaga carartay magaaladaasi.

Halkan ka degso Barnaamijka MP3


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items