Dhageyso: Sheekh Cali Jabal Oo Ka Hadlay Weerarkii Xerada Nacnaca.

Monday April 10, 2017 - 21:48:39 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Cali Jabal Oo Ka Hadlay Weerarkii Xerada Nacnaca.

    Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga Banaadir Sheekh Cali Muxamed Xuseen Cali Jabal kaasi oo Waaliga uu kaga hadlay weerarkii Naf-hurnimo ee maanta lagu qaaday xerada ciidanka ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga Banaadir Sheekh Cali Muxamed Xuseen Cali Jabal kaasi oo Waaliga uu kaga hadlay weerarkii Naf-hurnimo ee maanta lagu qaaday xerada ciidanka ee Warshadii hore Nacnaca degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.


Sheekh Cali Jabal ayaa ugu horeyntii ka hadlay kana tahniyadeeyay xureynta magaalada Ceelbuur oo maalmo ka hor laga xureeyay ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya oo muddo saddex sano ah duulaan ku joogay magaaladaasi.

Waaliga ayaa bulshada magaalada Ceelbur degta ku tilmaamay bulsho ku dayasho mudan maadaama magaalada ka Hijroodeen markii Xabashida Itoobiya Saddex Sano ka hor duulaanka kusoo qaaday magaaladaasi.



Dhanka kale Sheekh Cali Jabay ayaa faahfaahin ka bixiyay Camaliyaddii Istish-haadiyada aheed ee maanta lagu qaaday xerada ciidanka ee Warshadii hore Nacnaca ee degmada Wadajir’isagoona xusay in camaliyaddaasi lagu dilay 25 askar iyo saraakiil ah.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Waaliga Banaadir.

Xigasho: Radio Andalus

Related Items