Sawirro: Gurmad Raashin Ah oo la Gaarsiiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Ku Dhaqan Magaalada Xarardheere.

Wednesday April 12, 2017 - 06:54:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Gurmad Raashin Ah oo la Gaarsiiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Ku Dhaqan Magaalada Xarardheere.

    Guddiga gurmadka Abaaraha Wilaayada Islaamiga ah ee Mudug ayaa gurmad raashin qeybin ah u fidiyay qoysas ku saamoobay Abaaraha oo ku nool magaalada Xarardheere.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga gurmadka Abaaraha Wilaayada Islaamiga ah ee Mudug ayaa gurmad raashin qeybin ah u fidiyay qoysas ku saamoobay Abaaraha oo ku nool magaalada Xarardheere.


Mas'uuliyiinta Maamulka Islaamiga ayaa  warbaahinta u sheegay in raasinka loo qeybiyay boqolaal qoys oo ku dhaqan magaaalada iyo deegaanada hoos yimaada kuwaasi oo ay saameysay abaarta ka jirta goballada dalka Soomaaliya.


Qoysaska Raashinka loo qeybiyay ayaa cadadkoodu gaaraya (724) Todobo Boqol iyo Labaatan Iyo Afar Qoys oo ku kala nool Magaalooyinka Xarardheere iyo Jowlla iyo sidoo kale deegaanada kala ah Caad, Dumaaye, Ris, Dhalwo, ILbir, Baraag Hurdaaye iyo Dabagalo.









Related Items