Sawirro: Odayaal Katirsan Beesha Wacaysle oo Dowro Loogusoo Gaba Gabeeyay Magaalada Ceeldheer.

Thursday April 13, 2017 - 09:40:59 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Odayaal Katirsan Beesha Wacaysle oo Dowro Loogusoo Gaba Gabeeyay Magaalada Ceeldheer.

    Munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud waxaa dowra diini ah loogu soo xiray odayaasha nabadoonada iyo Waxgaradka Beesha Waceysle oo ka mid ah beelweynta Abgaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud waxaa dowra diini ah loogu soo xiray odayaasha nabadoonada iyo Waxgaradka Beesha Waceysle oo ka mid ah beelweynta Abgaal.



Munaasabadii lagu soo xirayay dowrada waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socota Shabaabul Mujaahidiin oo ay ugu horeeyaan waaliyaasha wilaayada Galgaduud,Mudug iyo Shabeelada dhexe.

Dowradan ayaa socotay muddo labo bil oo xiriir ah’waxeyna qeyb ka tahay dowraad xiriir ah oo wilaayada Islaamiga Galgaduud mudooyinkii dambe ay u qabaneysay odayaasha beelaha dega gobalkaasi.



Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.























 

Related Items