Sawirro: 350 Qoys oo Ka Faa'iideystay Gurmad Raashin Qeybin Ah Deegaano Katirsan Gobolka Galguduud.

Sunday April 16, 2017 - 09:11:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: 350 Qoys oo Ka Faa'iideystay Gurmad Raashin Qeybin Ah Deegaano Katirsan Gobolka Galguduud.

    Markale guddiga Gurmadka Abaaraha wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa gurmad raashin qeybin ah ka fuliyay degmooyin ee deegaano gobolkaasi katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markale guddiga Gurmadka Abaaraha wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa gurmad raashin qeybin ah ka fuliyay degmooyin ee deegaano gobolkaasi katirsan.

in kabadan 350 qoys oo ku nool degmada Galhareeri iyo deegaanada hoos yimaad ayaa ka faa'iideystay mashruucan raashin qeybinta ah.
qoys walba ayaa lasiiyay raashin ku filan muddo bil ah.

Qoysaska raashinka loo qeybiyay waxaa saameeyay abaarta ku raagtay dalka qaarkood waxaa ka dhammaaday xoolihii ay dhaqanayeen halka qaarka kale oo noloshoodu ku tiirsaneed tacabka beeraha ay ka sheeganayeen duruufo dhanka nolosha ah.


dhammaan wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa ka socda gurmadyo dadka abaaraysan loogu gargaarayo.


















Related Items