Sawirro: Dib U Dhis Ka Bilaawday Magaalada Ceelbuur iyo Shacabka oo Dib Usoo Gurya Noqonaya.

Friday April 21, 2017 - 17:35:42 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Dib U Dhis Ka Bilaawday Magaalada Ceelbuur iyo Shacabka oo Dib Usoo Gurya Noqonaya.

    Olole nadaafadeed oo aad uballaaran ayaa ka bilaawday magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud maalmo kadib markii ay isaga baxeen ciidamada Xabashida Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Olole nadaafadeed oo aad uballaaran ayaa ka bilaawday magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud maalmo kadib markii ay isaga baxeen ciidamada Xabashida Itoobiya.



Waddooyinka waaweyn ee magaalada Ceelbuur oo uu xiray geedka loo yaqaan Cali Garoobka ama geedka Yahuudka ayaa dayactir lagu sameynayaa waxaana magaalada ka socda wadda furis iyo dib udhis dhan walba ah.

mashruuca biya ugelinta qasabadaha ama tubooyinka ayaa meel wanaagsan maraya iyadoona boqolaal qoys ay bilaabeen in ay dib ugusoo laabtaan guryahooda.

Reer Ceelbuur ayaa ka booga dhayanaya dhibaatadii kasoo gaartay duullaankii xabashida Itoobiya, magaaladan Qadiimiga ah waxay cagta saaraysaa dhabaha heybadda magaalanimo oo sedax sanadood ka hor ay la weeciyeen ciidamada gumeysiga Itoobiya.



 Hoos Ka Daawo Sawirro cusub oo ku saabsan dib udhiska Ceelbuur.

















Related Items