Farmaajo oo uqiil Sameeyay Dhibaatada Ay Ciidamada AMISOM Ku Hayaan Dadka Rayidka Ah.

Sunday April 23, 2017 - 09:58:25 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo uqiil Sameeyay Dhibaatada Ay Ciidamada AMISOM Ku Hayaan Dadka Rayidka Ah.

    Hoggaamiyaha dowladda Federaalka ayaa uqiil sameeyay dhibaatada ay ciidamada shisheeyaha AMISOM ku hayaan shacabka Rayidka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha dowladda Federaalka ayaa uqiil sameeyay dhibaatada ay ciidamada shisheeyaha AMISOM ku hayaan shacabka Rayidka ah.


Max’med Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ciidamada AMISOM marka ay gaadiidkooda gaashaaman jiirsiinayaan dadka shacabka ah aysan si ulakac ah falkaas usameyn balse wuxuu uga digay in si bareer ah udilaan shacabka Soomaalida.

Isagoo warbaahinta lahadlayay ayuu ammaan iyo bogaadin kala dul dhacay ciidamada AMISOM oo uu ku sifeeyay kuwa naftooda uhuray difaaca DF-ka.


Ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa bilihii lasoo dhaafay tobaneeyo qof ku dilay magaalada Muqdisho iyo gobolka Sh/Hoose dadka qaar ayay gaadiidkooda qafilan jiirsiiyeen halka dadka qaar ay madaafiic ku laayeen.

Waa Markii 3-aad oo uu Farmaajo bogaadiyo ciidamada shisheeye ee duullaanka kusoo qaaday dalka Soomaaliya wuxuuna ku tilmaamaa geesiyaal waalo la ah dowladdiisa!.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items