Kenya iyo Itoobiya oo Lagu Eedeeyey in Ay Xad gudubyo Daran Ugeysteen Shacab Soomaaliyeed.

Thursday April 27, 2017 - 13:04:58 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Kenya iyo Itoobiya oo Lagu Eedeeyey in Ay Xad gudubyo Daran Ugeysteen Shacab Soomaaliyeed.

    Warbixin ay qortay qeybta ilaalinta rayidka ee hay'adaha gargaarka ee ka hawlaga Soomaaliya ayaa ku eedeenaysa ciidamada Kenya iyo Itoobiya iyo kuwa AMISOM in hawklgalladooda Soomaaliya ay xadgudub ku yihiin mabaadi'da bani'aadannimada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin ay qortay qeybta ilaalinta rayidka ee hay'adaha gargaarka ee ka hawlaga Soomaaliya ayaa ku eedeenaysa ciidamada Kenya iyo Itoobiya iyo kuwa AMISOM in hawklgalladooda Soomaaliya ay xadgudub ku yihiin mabaadi'da bani'aadannimada.



Waxa ay sheegeen in ficiladooda ay sii xumeeyeen xaaladda bani'aadminnimo ee ka jirta gobollada ay abaaruhu saameeyeen.

Warbixintan oo ay xaqiijiyene saddex xubnood oo ka mid ah shaqaalaha gargaarka bani'aadminnimadaa lana qoray labadii toddobaad ee u dambaysay waxay ku eedaysay ciidamada Itoobiya iyo Kenya gaar ahana inay abaabuleen ciidamo aan ka mid ahayn AMISOM kuwaasi oo xadgudubyo u gaystay dadka xoolalyda rayidka ee ku nool dhulka Soomaaliya ee u dhow xuduudahooda.



Halkan ka dhageyso Warbixinta oo Maqal ah MP3

Xigasho: VOA

Related Items