Sawirro: Al Shabaab oo Gargaar Uqeybisay Boqolaal Qoys oo Dib Ugu Laabtay Magaalada Ceelbuur.

Saturday April 29, 2017 - 17:42:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Al Shabaab oo Gargaar Uqeybisay Boqolaal Qoys oo Dib Ugu Laabtay Magaalada Ceelbuur.

    Boqolaal qoys ayaa ka faa'iideystay mashruuc gargaar qeybin ah oo guddiga gurmadka abaaraha wilaayaada Islaamiga Galguduud uu ka fuliyay degmada Ceelbuur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal qoys ayaa ka faa'iideystay mashruuc gargaar qeybin ah oo guddiga gurmadka abaaraha wilaayaada Islaamiga Galguduud uu ka fuliyay degmada Ceelbuur.

300 oo qoys ayaa raashin dhameystiran loogu qeybiyay gudaha degmada Ceelbuur oo sedax isbuuc ka hor ay isaga baxeen ciidamada Xabashida Itoobiya.

Qoys walba ayaa helay sokor,Bur,Bariis iyo saliid, dadka raashinka loo qeybiyay ayaa ka kala yimid deegaanada hoos yimaad magaalada Ceelbuur.

Boqolaal qoys ayaa maalmihii lasoo dhaafay dib ugu laabanayay guryahooda kadib markii dib loo howlgeliyay adeegyadii bulshada sida mashruuca biya gelinta iyo hagaajinta waddooyinka.



 

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items