Dhageyso :Gudoomiyaasha Xaafadaha Baydhabo Oo Cod Dheer Ku Sheegay Iney Ku Fashilmeen Ammaanka.

Wednesday June 04, 2014 - 11:36:07 in Wareysiyo iyo Warbixinno by Super Admin
  • Visits: 1603
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso :Gudoomiyaasha Xaafadaha Baydhabo Oo Cod Dheer Ku Sheegay Iney Ku Fashilmeen Ammaanka.

    Sadax kamid ah gudoomiyaasha xaafadaha magaalada Baydhabo ayaa cod dheer ku sheegay iney ku fashilmeen ammaanka xaafadaha ay madaxda ka yihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sadax kamid ah gudoomiyaasha xaafadaha magaalada Baydhabo ayaa cod dheer ku sheegay iney ku fashilmeen ammaanka xaafadaha ay madaxda ka yihiin.
eda ugu ballaaran waxay dusha kaga tuureen gudoomiyaha gobolka Bay ee dowladda oo ay ku tilmaameen nin fashilan oo gabay mas’uuliyaddiisa.
Hadalkan oo ay siiyeen idaacad ku taalada magaalada Baydhabo ayey sidoo kale ku faah faahiyeen tirada mas’uuliyiinta iyo ciidamada laga dilay maamulka Baydhabo.

Related Items