SAWIRRO: Nolosha Dabiiciga Ah oo Si Tartiib Tartiib Ah Dib Ugusoo Laabanaysa Magaalada Ceelbuur.

Wednesday May 03, 2017 - 21:21:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Nolosha Dabiiciga Ah oo Si Tartiib Tartiib Ah Dib Ugusoo Laabanaysa Magaalada Ceelbuur.

    30 Maalmood ayaa kasoo wareegtay markii ay ciidamada Xabashida Itoobiya isaga baxeen degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

30 Maalmood ayaa kasoo wareegtay markii ay ciidamada Xabashida Itoobiya isaga baxeen degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Boqolaal qoys oo kamid ah dadka deegaanka ayaa bilaabay in ay guryahooda dib ugusoo laabtaan, shaqaalaha biyaha gelinta ayaa ku mashquulsan sidii ay u dayactiri lahaayeen tubooyinka cilladoobay.


Wariye Booqday Magaalada Ceelbuur ayaa soo sheegay in adeegyada Bulshada ay si tartiib tariib ah dib ugusoo laabanayaan waxaana ladhihi karaa Ceelbuur waxay ku socotaa dhabbihii soo kabsashada.


 Hoos Ka Daawo sawirro muujinaya dib usoo kabsashada Magaalada Ceelbuur.


 


 

Related Items