Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo Xog Dheeri Ah Ka Bixiyay Qaabkii Uu u dhacay Dagaalkii Askarta looga dilay Mareykanka ee Ka Dhacay Sh/Hoose.

Saturday May 06, 2017 - 20:59:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo Xog Dheeri Ah Ka Bixiyay Qaabkii Uu u dhacay Dagaalkii Askarta looga dilay Mareykanka ee Ka Dhacay Sh/Hoose.

    Taliska Ciidanka Xarakada SHM ayaa Faah Faahin dheeri ah ka bixiyay weerarkii ciidanka Mareykanka ku qaadeen deegaan katirsan gobolka Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Xarakada SHM ayaa Faah Faahin dheeri ah ka bixiyay weerarkii ciidanka Mareykanka ku qaadeen deegaan katirsan gobolka Sh/Hoose.



Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Xarakada Al Shabaab ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Andalus uga hadlay qaabkii uu u bilaawday dagaalkii Daarusalaam iyo wixii uu kusoo gaba gaboobay.

Wuxuu sheegay in Askarta Mareykanka looga dilay goobta dagaalka ay ka badantahay Hal askari balse dowladda Mareykanka ay qarinayso ciidamada calooshood u shaqeystayaasha caddanka ah marka looga dilo saaxada dagaalka.



"ilaah fadligisi nimankaas dhaq dhaqaaqooda si fiican baa loola socday waxay kusoo duuleen diyaarado, Mujaahidiinta ayaa weerar kedis ah kala hortagayā€¯ayuu yiri Sheekh Abuu Muscab.

Wuxuu sheegay in Mareykanku isku dayayeen in ay kadiyaan Mujaahidiinta iyo shacabka balse iyaga lagu kediyay weerarka wuxuuna carabaabay in ay kasii warqabeen duullaanka Mareykanku qaadeen.

Xarakada Al Shabaab ayaa talooyin iyo baaq ujeedisay shacabka Soomaaliyeed xilliyada ay socdaan dagaallada u dhaxeeya Mareykanka iyo Mujaahidiinta ayna ku negaadaan guryahooda si aysan waxyeello usoo gaarin.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Sheekh Abuu Muscab MP3

Related Items