Sawir: Kumuu Ahaa Sarkaalkii Mareykanka Looga Dilay Dagaalkii Daarusalaam Ee Sh/Hoose.

Sunday May 07, 2017 - 09:55:47 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawir: Kumuu Ahaa Sarkaalkii Mareykanka Looga Dilay Dagaalkii Daarusalaam Ee Sh/Hoose.

    Wasaaradda G/dhigga dowladda Mareykanka ayaa shaacisay magaca iyo sawirka sarkaal sare oo maalmo ka hor looga dilay dagaal ka dhacay Koonfurta dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daanka Hoose ee sarkaal Mareykan ah oo Somalia lagu dilay
Wasaaradda G/dhigga dowladda Mareykanka ayaa shaacisay magaca iyo sawirka sarkaal sare oo maalmo ka hor looga dilay dagaal ka dhacay Koonfurta dalka Soomaaliya.


Pentagon-ka ayaa sheegay in Kyle Milliken oo ahaa sarkaal sare lagu dilay iska hor’imaad xooggan oo Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Daarusalaam ee dhanka Galbeed uga beegan magaalada Muqdisho.

Kyle Milliken oo ahaa 38 sana jir ayaa ka qeyb galay howlgalkii lagu dilay Sheekh Osama Bin Laden Hoggaamiyihii Ururka Al Qaacidda sanaddii 2011.

Capt.Jeff Davis oo ah Afhayeenka Pentagon-ka ayaa isagoo hadlayay yiri "Ciidamadeena goob dagaal ayay joogeen balse weerar xooggan ayaa nooga yimid Argagaxisada kaasi oo sababay dhimashada sarkaalka”.



Wasaaradda Gaashaandhigga waxay xaqiijisay in Kyle Milliken uu Soomaaliya tagay sanaddi 2012 isagoo qeyb ka ahaa duullaanka ciidamada shisheeye ku qaadeen dhulka ay maamusho Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Related Items