Dhageyso: Sheekh Aadan Sunne oo Si Kulul Uga Hadlay Hablo Ay Ciidamada RRU-da Somaliland Ka Qafaaleen Magaalada Hargeysa.

Sunday May 07, 2017 - 10:35:23 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Aadan Sunne oo Si Kulul Uga Hadlay Hablo Ay Ciidamada RRU-da Somaliland Ka Qafaaleen Magaalada Hargeysa.

    Sheekh Aadan Sunne oo ka mid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa si cadho leh uga hadlay fal dhawaan maleeshiyaadka RRU-da Somaliland iyo ciidamo caddaan ah ay kula kaceen Hablo ku sugnaa Magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Aadan Sunne oo ka mid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa si cadho leh uga hadlay fal dhawaan maleeshiyaadka RRU-da Somaliland iyo ciidamo caddaan ah ay kula kaceen Hablo ku sugnaa Magaalada Hargeysa.

Wuxuu bayaaniyay waxa ay diinta islaamka ka qabto Hablihii yaryaraa ee Ciidamada RRU-da Maamulka Somaliland kala baxeen dugsigii ay ku baran jireen diinta islaamka, Kuwaas oo qaarkood lagu celiyay dalalka Yurub oo markii hore dhaqan celin ahaan looga keenay.

Sheekh Aadan oo kamid noqday dadka fara kutiriska ah ee ku dhiirada ka hadalka xumaantaas ayaa khudbadii Jumcaha arrinkaas si faah faahsan uga hadlay.


 

Hoos Ka Dhageyso ama Halkan Guji


Related Items