Ciidamada Mujaahidiinta oo Weerar Culus Ku Qaaday Deegaanka Goof-guduud Ee Gobolka Baay.

Tuesday May 09, 2017 - 09:42:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Mujaahidiinta oo Weerar Culus Ku Qaaday Deegaanka Goof-guduud Ee Gobolka Baay.

    Wararka nagasoo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Al Shabaab ay Weerar xoog kugal ah ku qaadeen deegaan kaabiga ku haaya magaalada Baydhabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka nagasoo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Al Shabaab ay Weerar xoog kugal ah ku qaadeen deegaan kaabiga ku haaya magaalada Baydhabo.

Wariye ku sugan gobolka Bay ayaa SomaliMeMo khadka Taleefanka ugu sheegay in ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ay saaka aroortii hore dhowr Jiho ka weerareen deegaanka Goofguduud halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad taabacsan maamulka Shariif Sakiin.

Warar hordhac ah waxay xaqiijinayaan in xoogaga Al Shabaab ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Goofguduud waxaana jira dhimasho iyo dhaawac soo gaartay Maleeshiyaadka Maamulka Koonfur Galbeed.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items