Daawo: Sheekh Xassaan Muxuu Ka Yiri Shukri Mustafa iyo Kooxda Saadicuun Bil Xaqi?.

Tuesday May 09, 2017 - 12:40:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 4
  • Share via Social Media

    Daawo: Sheekh Xassaan Muxuu Ka Yiri Shukri Mustafa iyo Kooxda Saadicuun Bil Xaqi?.

    Sheekh Xassaan Xuseen Aadam oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Koox bishii lasoo dhaafay kasoo shaac baxday dalka Soomaaliya taas oo isku magacaawday 'Saadicuun Bil Xaqi'.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Xassaan Xuseen Aadam oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Koox bishii lasoo dhaafay kasoo shaac baxday dalka Soomaaliya taas oo isku magacaawday 'Saadicuun Bil Xaqi'.

Shukri Mustafa oo wadaado katirsan Ururka Ictisaam ay sheegeen in uu kamid ahaa kooxaha Takfiirka  ayuu Sheekh Xassaan difaacay isagoo isdul taag ku sameeyay bayaanaat iyo kalimado dhowr ah oo culimaa’udiin taageersan DF-ka ay kasoo saareen kooxda cusub.

Wuxuu sheegay in Sheekh Shukri Mustafa uusan aheyn Takfiiri balse uu ahaa sheekh  dhibaato kala kulmay dawaaqiidda masar islamarkaana ishaacaadka laga faafiyay lagasoo xigtay dhanka nidaamka Masar oo caan ku ah ladagaalanka  jamaacaadka Islaamiga ah.


Sheekh Xassan wuxuu sheegay in haddii uu xog waafi ah ka helo kooxda Saadicuun Bil xaqi uu ka hadli doono uuna caddeyn doono in ay Takfiir yihiin iyo inkale.


Hoos Ka Daawo Kalimadda Sheekh Xassaan ama halkan ka degso

Related Items