Guddoomiyihii Degmada Kurtun Waarey Ugu Magacaawnaa Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay.

Tuesday May 09, 2017 - 10:15:43 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyihii Degmada Kurtun Waarey Ugu Magacaawnaa Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo lagu laayay saraakiil iyo mas'uuliyiin katirsan dowladad Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo lagu laayay saraakiil iyo mas'uuliyiin katirsan dowladad Federaalka Soomaaliya.

Cabdi Raxmaan Sabdoow oo ahaa guddoomiyihii degmada Kurtnwaarey ee shabeelaha Hoose ayaa kamid ahaa saraakiishii lagu dilay qaraxii wadada Maka Al Mukarama ka dhacay.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay waxay sheegayaan in saraakiil kale oo katirsanaa sirdoonka ay ku dhinteen weerarka, Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas iyadoona soo bandhigtay magacyada qaar kamid ah saraakiishii Dowladda Federaalka looga dilay weerarkaasi.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items