Sawirro: Ardayda Beesha Eelaay oo loosoo Xiray Machad Waxbarasho.

Tuesday May 09, 2017 - 18:36:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Ardayda Beesha Eelaay oo loosoo Xiray Machad Waxbarasho.

    Munaasabad ballaaran oo ka dhacday deegaanka Bisiq Adde ee gobolka Baay ayaa lagusoo xiray Machadka Abuubakar Assidiiq oo ufurnaa Ardayda Beesha Eelaay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday deegaanka Bisiq Adde ee gobolka Baay ayaa lagusoo xiray Machadka Abuubakar Assidiiq oo ufurnaa Ardayda Beesha Eelaay.

Mas'uuliyiin iyo waxgarad katirsan Bulshada deegaanka ayaa ka qeyb galay munaasabaddii lagusoo xirayay Machadka, Sheekh Macalim Geedow waaliga wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool ayaa kalimad uu ka jeediyay xafladda kaga mahad celiyay Beesha sida ay xil isaga saartay waxbaridda ardayda.
















Related Items