Weerar Gaadiid Looga Qabsaday Ciidanka Kenya oo Ka Dhacay Gobolka Jubba Hoose.

Thursday May 11, 2017 - 09:49:43 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Gaadiid Looga Qabsaday Ciidanka Kenya oo Ka Dhacay Gobolka Jubba Hoose.

    Wararka ka imaanayo gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus oo ciidamo Kenyaan ah lagu laayay ay ka dhaceen deegaan kulaala xadbeenaadka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanayo gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus oo ciidamo Kenyaan ah lagu laayay ay ka dhaceen deegaan kulaala xadbeenaadka.



Tobaneeyo katirsan melleteriga Kenya ayaa lagu dilay weerar dhabagal ah oo shalay gelinkii dambe ka dhacay duleedka deegaanka Hoosingoow.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay melleteriga Kenya ka qabsadeen ku dhawaad 5 gaari oo nuuca gaashaaman ah.

Wariye ku sugan Jubbada Hoose ayaa soo sheegay in ciidamada Kenyaatiga ay isaga firxadeed goobta dagaalka kadib markii dhimashad iyo dhaawaca uu sufuuftooda ku batay kadibna waxaa dhammaan gaadiidkii ay wadeen si buuxda ula wareegay ciidamada Xarakada Al Shabaab.



Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in qaar kamid ah gaadiidkii Kenyaatiga laga qabsaday isla goobta lagu gubay, kolonyada gaadiidka ah ee weerarka dhabagal ah loo dhigay ayaa saad melleteri kasoo daabulay gudaha Kenya waxayna kusii jeedeen deegaanka Hoosingoow.

Faah Faahin dheeri ah ayaan goordhow idiinsoo gudbin doonaa insha’allaah

Related Items