Dhageyso: Afhayeenka Ciidanka Al Shabaab oo Faah Faahiyay Dagaallo Lagu Laayay Ciidamo Kenyaan iyo Burundeys Ah.

Thursday May 11, 2017 - 20:22:00 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Afhayeenka Ciidanka Al Shabaab oo Faah Faahiyay Dagaallo Lagu Laayay Ciidamo Kenyaan iyo Burundeys Ah.

    Shir Jaraa'id oo uu qabtay Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Xarakada Al Shabaab ayuu uga hadlay arrimo badan oo ku saabsan loolanka dalka ka socda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir Jaraa'id oo uu qabtay Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Xarakada Al Shabaab ayuu uga hadlay arrimo badan oo ku saabsan loolanka dalka ka socda.



Sheekh Abuu Muscab ayaa shirkiisa Jaraa’id ku faah faahiyay weeraro lagu laayo ciidamo Kenyaan,Burundi iyo Itoobiyaan ah oo ka kala dhacay gobollada Jubbada Hoose,Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa soo hadal qaaday qaraxyo iyo weeraro dhabagal ah oo ciidanka AMISOM maanta ku qabsaday deegaano katirsan Sh/Hoose.

Halkan ka degso Shirka Jaraa’id ee Abuu Muscab MP3

Related Items