Codad: Sidee Shacabka Soomaaliyeed U Arkaan Shirkii DF-ka loogu Qabtay Magaalada London?

Saturday May 13, 2017 - 19:30:34 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Codad: Sidee Shacabka Soomaaliyeed U Arkaan Shirkii DF-ka loogu Qabtay Magaalada London?

    Qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa Jawaab celinno kala duwan ka bixiyay shirkii soomaalida lagu dhagrayay ee maalin ka hor lagusoo gaba gabeeyay magaalada London ee caasimadda wadanka Ingiriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa Jawaab celinno kala duwan ka bixiyay shirkii soomaalida lagu dhagrayay ee maalin ka hor lagusoo gaba gabeeyay magaalada London ee caasimadda wadanka Ingiriiska.



Bulshada oo isugu jirta rag iyo dumar ayaa aragtiyo isku mid ah ku cabiray in shirkii London uu muujinayay sida shisheeyuhu ugu fashilmay duullaanka 10 sana jirsaday ee Soomaaliya balse uu isku dayayo in falsafad cusub oo gumeysi dalka geliyo.

Shacabka ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada in ay isbarbar taagaan halganka dalka ka socda ayna ka dhiidhiyaan duullaanka Itoobiya iyo xulufadeedu soo qaadeen.



Halkan ka dhageyso dareenka Soomaalidu ka Muujisay Shirkii Magaalada London MP3

 

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items