Dhageyso: Xamza Sheekh Osama Bin Laden oo Bogaadiyay Kaligii Duulayaasha Weerarada Ka Fuliya Wadamada Reer Galbeedka.

Sunday May 14, 2017 - 09:51:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Xamza Sheekh Osama Bin Laden oo Bogaadiyay Kaligii Duulayaasha Weerarada Ka Fuliya Wadamada Reer Galbeedka.

    Mu'asasada Al-Saxaab oo ah garabka Warbaahineed ee Ururka Al Qaacidda ayaa faafisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo Sheekh Xamza Bin Laden oo uu dhalay Hoggaamiyihii hore ee Al Qaacidda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al-Saxaab oo ah garabka Warbaahineed ee Ururka Al Qaacidda ayaa faafisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo Sheekh Xamza Bin Laden oo uu dhalay Hoggaamiyihii hore ee Al Qaacidda.


Kalimaddan cusub ayuu Xamza dardaaran bogaadin ah ugu jeedinayaa dhalinyarada muslimiinta kaligii duulayaasha ah ee ku sugan wadamada reergalbeedka.

Sheekh Xamza ayaa sheegay in weeraradii ka dhacay wadamada qaaradaha Mareykanka iyo Yurub ay jawaab celin u yihiin duullaanada ay dowladaha shisheeye ku qaadeen caalamka islaamka islamarkaana aargoosi u yihiin dad badan oo Mareykanka iyo xulufadiisa xasuuqeen.



Weerarada uu Xamza Osama Bin Laden Bogaadiyay waxaa kamid ah weeraradii ka dhacay magaalada London,Istanbul,Paris iyo Mareykanka.

Halkan ka degso Kalimadda Sheekh Xamza MP3

Source: As-sahab Media

Related Items