Abuu Cabdala"Dagaal Beeleedyada Ka Socda Shabeelaha Hoose Waa Dimuqraadiyadii Ay AMISOM Waday" Dhageyso

Thursday June 05, 2014 - 11:36:07 in Wareysiyo iyo Warbixinno by Super Admin
  • Visits: 1390
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 40
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Abuu Cabdala"Dagaal Beeleedyada Ka Socda Shabeelaha Hoose Waa Dimuqraadiyadii Ay AMISOM Waday" Dhageyso

    Maamulka islaamiga ah Shabeelaha Hoose ayaa war kasoo saaray dagaal beeleedyo kasocda degmooyin katirsan Gobalka Shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka islaamiga ah Shabeelaha Hoose ayaa war kasoo saaray dagaal beeleedyo kasocda degmooyin katirsan Gobalka Shabeelaha Hoose.
Sheekh Maxamed Abuu Cabdala oo Wareysi gaar ah siiyay idaacadda Alfurqaan ayaa ka hadlay Dagaallo Culus oo Ciidamo beeleedyo  ku dhexmaraya Magaalooyinka Marko,Janaale iyo Shalaanbood kuwaasi oo saameeyay dadka ku abtirsada Maleeshiyaadka dagaalamay.

Sheekh Maxamed ayaa sheegay dagaalada socda in dadku ay soo xasuusiyeen xiligii hogaamiye kooxeedyada  marka loo eego hab dhaqanka dadka dagaalamaya oo bilaabay in maatida ay laayaan oo gawaarida iyo guryaha kala baxaan.
Wuxuu sheegay in Shisheeyaha AMISOM ay hubeynayaan qabiilada  dagaalamaya iyadoo waliba Xerooyin ay kuleeyihiin goobaha Maleeshiyaadka ay ku dagaalamayaan.


"Dagaal Beeleedyada Ka Socda Marko,Janaale iyo Shalaanbood Waa Dimuqraadiyadii ay Wadeen Amisomā€¯ayuu raaciyay hadalkiisa Abuu Cabdala.

Related Items