Dhagayso Qeybta 2-aad: Sideen usoo dhoweynaa Bisha Barakeysan Ee Ramadaan.

Monday May 22, 2017 - 10:25:47 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhagayso Qeybta 2-aad: Sideen usoo dhoweynaa Bisha Barakeysan Ee Ramadaan.

    Akhristayaal waxka yar 4 maalmood ayaa naga xigtay bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ah muusim cibaado oo allaah naarta ka xureeyo addoomadiisa muslimiinta ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhristayaal waxka yar 4 maalmood ayaa naga xigtay bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ah muusim cibaado oo allaah naarta ka xureeyo addoomadiisa muslimiinta ah.

Hadaba maxaa nagala gudboon in aan kusoo dhaweyno bisha Ramadaan ee fadliga dheeriga ah leh waxaan idiinsoo gudbinaynaa darsi qiima badan oo soo dhaweynta Ramaddaan ku saabsan waxaana soo jeedinaya Sheekh Mustafa Alsalafi.


Halkan ka dhageyso Muxaadarada  Q.2-aad MP3


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items