Maxkamadda islaamiga Gobolka Bay oo Xukun (Rajmi) Dhagaxdil Ah Fulisay.

Sunday May 28, 2017 - 14:37:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda islaamiga Gobolka Bay oo Xukun (Rajmi) Dhagaxdil Ah Fulisay.

    Dhaayow maxamed xasan oo 44 sana jirb ah ayay maxkamadda wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool Ku fulisay Xukun Xadu Rajmi ah,kadib markii Fal Zina ah lagu heley isagoo guur soo maray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaayow maxamed xasan oo 44 sana jirb ah ayay maxkamadda wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool Ku fulisay Xukun Xadu Rajmi ah,kadib markii Fal Zina ah lagu heley isagoo guur soo maray.


Ninkan ayaa laga soo Qabtey Degaano Hoostaga degmada Ufurow Bishii shacbaan kadib markii Dacwad ay usoo gudbisteen maxkamada Ehelada Gabar uu kufsadey.

Sida maxkamadu sheegtay Dhaayow oo laba xaasle ahaa ayaa qirtey Damnbiga lagu soo oogey oo ahaa in uu Ka zinaystay Gabar muslimad ah.

Intaasi kadib maxkamadu waxay Dib ubaartey Cafimaadka ninkan waxaana caddaatey in uu Fiyowyahay,sidaasina uu kumuteystey in Xadka laga Oofiyo oo dhagax lagu dilo.



Boqolaal dad muslimiin ah ayaa isugusoo baxay Fagaare weyn oo kuyaala deegaanka Raama Caddey ee wilaayada Bay iyo Bakool halkaas oo Ninkan lagu Rajmiyay.

Mid kamid ah Garsoorayaasha maxkamada wilaayada islamaiga Bay iyo Bakool ayaa goobta Xukunka Xadu Rajmiga ah kaga dhawaaqey.

Ma ahan markii ugu horraysay oo Maxkamad islaami ah ay xukun Rajmin ah fuliso, inta badan gobollada dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ee xarakada Al Shabaab ay maamusho waxaa ka dhaca xukunno islaami ah.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items