Video+Sawirro:Linkiyo Cusub Filimka Al-Kata'ib Ee Dagaalkii Kulbiyoow.

Thursday June 01, 2017 - 22:14:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.3/5 Stars) Total Votes: 4
  • 4 3
  • Share via Social Media

    Video+Sawirro:Linkiyo Cusub Filimka Al-Kata'ib Ee Dagaalkii Kulbiyoow.

    Kumanaan katirsan Akhristayaasha Shabakadda SomaliMeMo ayaa naga codsaday in markale aan soo gudbino linkiyada tooska ah ee laga heli karo isdaarkii ay soo saartay Mu'asasada Al Kata'ib kaasi oo lagusoo bandhigay dagaalkii taariikhda galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan katirsan Akhristayaasha Shabakadda SomaliMeMo ayaa naga codsaday in markale aan soo gudbino linkiyada tooska ah ee laga heli karo isdaarkii ay soo saartay Mu'asasada Al Kata'ib kaasi oo lagusoo bandhigay dagaalkii taariikhda galay ee Kulbiyoow.

Shirkadda Youtube-ka ayaa dhowr mar xirtay Filimka taas oo sababtay in dadka qaar ay waayaan meel ay ka degsadaan Filimka.


Sidoo kale howlwadeenada SomaliMeMo ayaa saacadba saacadda ka dambeysa Update garaynaya linkiyada webka iyadoo warbixintii aan shalay ka qornay Filimka laga heli karo linkiyo cusub Halkan ka Eeg warbixintii aan ka qornay  Filimkii Kulbiyoow


Sidaas daraadeed anagoo ajiibayna codsiga akhristayaasheena ayaan markale idiin soo gudbinaynaa in kabadan 4 qaab oo Filimka loola dego karo islamarkaana Youtube-ka looga daawan karo.

Filimka oo Arabi ah ku Daawo Facebook
Filimka oo English ah Ku Daawo Facebook

FG: Akhriste haddii uu Filimku kuu dagi waayo ama aad cillad aragto nagalasoo xiriir  email [email protected] si laguu caawiyo.














Related Items