Sawirro: Guri 7 Dabaq Ka Kooban oo Ku Burburay Magaalada Nairo Ee Dalka Kenya.

Tuesday June 13, 2017 - 16:40:33 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Guri 7 Dabaq Ka Kooban oo Ku Burburay Magaalada Nairo Ee Dalka Kenya.

    Saraakiisha booliska magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in dhismo ka kooban 7 dabaq uu kusoo dumay bariga magaaladaasi halkaas oo laga daad gureeyay dhammaan dadkii deganaa gurigan dhowrka dabaq ka koobnaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha booliska magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in dhismo ka kooban 7 dabaq uu kusoo dumay bariga magaaladaasi halkaas oo laga daad gureeyay dhammaan dadkii deganaa gurigan dhowrka dabaq ka koobnaa.

Mas’uul u hadlay Hay'adda Bisha Cas ee Kenya ayaa sheegay in goobta shilku ka dhacay ay u direen gurnad balse aan la ogeyn sida ay noqon doonto xaaladda ay ku suganyihiin dadka la la’yahay, waxayna hay’addu sheegtay in la baadi goobayo 15 qof oo la la' yahay loona maleenayo in dhismaha dumay ku jiraan.

 

Shabakadda RT ayaa sheegtay in dadkii ku sugnaa dhismaha dabaqa ee burburay laga daad gureeyay ka hor intii uusan shilku dhicin, xaafadaha isku raranka ah ee magaalada Nairobi sanad walba waxaa ka dhaca burbur sababa dhimasho iyo dhaawac.







Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
somalimemo@gmail.com

Related Items