Weerar Xooggan oo Lagu Qaaday Posh Club Ee Magaalada Muqdisho.

Wednesday June 14, 2017 - 21:09:10 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Weerar Xooggan oo Lagu Qaaday Posh Club Ee Magaalada Muqdisho.

    War hadda nagasoo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan ay ka dhaceen goob lagu caweeyo oo kutaal degmada Hodon.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War hadda nagasoo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan ay ka dhaceen goob lagu caweeyo oo kutaal degmada Hodon.
Wariyaha SomaliMeMo ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow soo sheegay in qarax weyn laga maqlay agagaarka isgoyska Banaadir ee degmada Hodon kadibna waxaa xigay rasaas xooggan oo lays dhaafsanayo.

Goobta weerarku ka dhacay oo isku ah hoteel iyo Club ay ku caweeyaan saraakiisha dowladda Federaalka iyo ajaanib isugu jira Kenyaan iyo Itoobiyaan ayaa lasoo sheegayaa in tobaneeyo qof ay ku dhinteen.

Posh Hotel and restaurant ayaa lasoo sheegayaa in Meydad badan ay daadsanyihiin waxaana lasoo sheegayaa in qarax weyn oo gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay loo adeegsaday kadibna waxaa xigtay toogasho.


Goordhw naga fisha faah faahin dheeri ah

Related Items