Intii lagu guda jiray mudadan waxay maleeshiyaadkan maalintii wadooyinka ka geysan jireen raaf jirdil iyo qafaal, habeenkiina waxay waddooyinka cidlada ah soo fariisin jireen Xasan Cali Kheyre iyo goliisha wasiirada si ay ujilaan masrixiyad ay ku muujinayaan in ay heystaan amni iyo nabad ayna meesha ka saareen awoodii Xarakada Al Shabaab.
Hadabada sidee u dhacay weerarkii Kalaabka Posh waxaa ka sheekaynaya raggii weerarkaas fuliyay ka hor intii aanan ladilin sida ay baahisay idaacadda Andalus.
Nuxurka warbixinta iyo raga howlgalka fuliyay Halkan ka dhageyso MP3
Xigasho: Radio Andalus
Dhageyso Warbixin: Sidee Udhacay Weerarkii Kalaabka Posh ee Magaalada Muqdisho.
Kudhawaad muddo sedex todobaad waxay wadooyinka magaalada Muqdisho u xirnaayeen kumanaan maleeshiyaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaasi oo raaf loogu magac daray xasilinta caasimadda kawaday dhamaan degmooyinka gobolka Banaadir.