Dhageyso:Muxaadaro Cusub oo Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Bisha Ramadaan Waxaa Jeedinaya Sheekh Max'med Jamaal.

Saturday June 17, 2017 - 17:17:29 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Muxaadaro Cusub oo Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Bisha Ramadaan Waxaa Jeedinaya Sheekh Max'med Jamaal.

    Bisha Barakeysan Ee Ramadaan waxaa ku jira habeen Fadli dheeri ah leh oo qofkii Alle waafajiya uu helayo dambi dhaaf iyo in Naarta laga xureeyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bisha Barakeysan Ee Ramadaan waxaa ku jira habeen Fadli dheeri ah leh oo qofkii Alle waafajiya uu helayo dambi dhaaf iyo in Naarta laga xureeyo.


Sheekh Max'med Jamaal oo kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa Jeediyay Muxaadaro cusub oo ku saabsan fadliga 10-ka dambe ee Bisha Ramadaan.

Muxaadarada oo socanaysa 25 daqiio ayuu sheekhu kusoo koobayaa fadliga 10-ka dambe isagoona muslimiinta ku dhiiri gelinaya in ay ka faa’iidaystaan fursaddan oo ay badiyaan Ictikaafka iyo qiyaamu leylka.


Halkan ka dhageyso Muxaadarada MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items