Sawirro: Xaflad Maamuus Ah oo Sh/hoose Loogu Qabtay Gabdho Ku Tartamay Qur'aanka Kariimka.

Monday June 19, 2017 - 11:39:43 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Xaflad Maamuus Ah oo Sh/hoose Loogu Qabtay Gabdho Ku Tartamay Qur'aanka Kariimka.

    Munaasabad lagu maamuusayayhaween ku tartamay Qur'aanka kariimka ayaa ka dhacday degaanka Kuunyo-barrow ee wilaayada Sh/hoose taasoo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf ay kamid yihiin waalidiinta ardayda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad lagu maamuusayayhaween ku tartamay Qur'aanka kariimka ayaa ka dhacday degaanka Kuunyo-barrow ee wilaayada Sh/hoose taasoo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf ay kamid yihiin waalidiinta ardayda.


Munaasabaddan ayaa si aad ah loogu dhiira galiyay muhiimadda ay leedahay in dumarku bartaan cilmiga gaar ahaan diinta maadaama ay yihiin soo saarayaasha jiilka mustaqbalka.

Haweenka ayaa mudadii uu tartanku socday laga dheehanayay iney si wanaagsan u barteen Qur’aanka kariimka, marka la eego dhanka xifdiga, qiraa’ada iyo makhaarijta xuruufta.

Gunaanadkii waxaa munaasabadda lagu abaal mariyay gabdhihii kaalimaha kowaad, labaad iyo sadaxaad ka galay sadax heer oo uu tartanku ka koobnaa.

Dumarka ku dhaqan wilaayaadka islaamiga waxay bartaan diinta islaamka, waana haween ka duwan kuwa lagu hogaamiyo heesaha, cayaaraha, fisqiga hoteelada iyo waxa loogu yeero is-dhex galka bulshada.














Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items