Dhageyso: Sidee Buu U Dhacay Weerarkii Xarunta Maamulka Wadajir, Kuma Ayuuse Ahaa Qofkii Fuliyey Weerarkaas?

Wednesday June 21, 2017 - 10:11:54 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sidee Buu U Dhacay Weerarkii Xarunta Maamulka Wadajir, Kuma Ayuuse Ahaa Qofkii Fuliyey Weerarkaas?

    Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay xarunta degmada Wardhiigleey ayaa saameyntisa laga dareemayaa qeybo badan oo katirsan Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir qaraxii Wadajir
Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay xarunta degmada Wardhiigleey ayaa saameyntisa laga dareemayaa qeybo badan oo katirsan Muqdisho.



Hadal heynta shacabka ayaa ah fashilka dowladda Federaalka ka heysta sugidda ammaanka degmooyinka Banaadir xilli kumanaan askar loo xil saaray ka hortagga weerarada Xarakada Al Shabaab.

R/wasaaraha Dowladda Federaalka  Xasan Cali Kheyre, weli kama zuulin in uu masraxiyad Warbaahineed ku jilayo waddooyinka dhagxaanta lagu jaray ee u xiran ciidamadiisa si uu adduunka kaga dhaadhiciyo in ay heystaan amni iyo ammaan.



Idaacadda Andalus ee Afka Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay wareysi ay la yeelatay ruuxii fuliyay weerarkii xarunta degmada Wadajir.

Halkan ka dhageyso Wareysiga iyo Barnaamij Gaar ah MP3

Source: Radio Andalus

Related Items