Dhageyso:Sarkaal Katirsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Oo Diinsoor Iska Dhiibay.

Saturday June 07, 2014 - 11:36:07 in Wareysiyo iyo Warbixinno by Super Admin
  • Visits: 1212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sarkaal Katirsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Oo Diinsoor Iska Dhiibay.

    Taliyihii ammaanka ee wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Federaalka ayaa isku dhiibay maamulka islaamiga degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyihii ammaanka ee wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Federaalka ayaa isku dhiibay maamulka islaamiga degmada Diinsoor ee gobolka Bay.
Taliyihii ammaanka ee wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Federaalka ayaa isku dhiibay maamulka islaamiga degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

Cabdullaahi Max’med Sheekh "Cabdullaahi Doolad” ayaa dhanka ammaanka uqaabilsanaa wasaaradda arrimaha dibadda xilligii ay jirtay dowladdii uu madaxda ka ahaa Shariif Sheekh Axmed.

Doolad oo wareysi siiyay Idaacadda Andalus ee Diinsoor ayaa sheegay in uu isagasoo tegay dowladda Federaalka kadib markii uu u adkeysan waayay dhibaatooyinka lagu hayo shacabka iyo mid isaga si gaar ah u heystay.

Maamulka islaamiga Diinsoor ayaa sheegay in ay cafis u fidiyeen Cabdullaahi Max'med Sheekh islamarkaana uu si xur ah ula noolaan karo ehelkiisa.

Related Items