Dhageyso Muxaadaro:Yaa Lasiinayaa Zakaatul Fidriga Yayse Waajib Ku Tahay?.

Sunday June 02, 2019 - 11:21:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Muxaadaro:Yaa Lasiinayaa Zakaatul Fidriga Yayse Waajib Ku Tahay?.

    ASC akhristayaal waxaan kujirnaa maalmihii ugu dambeeyay ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaa sidoo kale lagu guda jiraa xilligii Shareecada Islaamka ay fartay in la dhiibo ama la bixiyo Zakaatul Fidriga oo ah Zako Waajib ku ah qof walbo oo Muslim a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ASC akhristayaal waxaan kujirnaa maalmihii ugu dambeeyay ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaa sidoo kale lagu guda jiraa xilligii Shareecada Islaamka ay fartay in la dhiibo ama la bixiyo Zakaatul Fidriga oo ah Zako Waajib ku ah qof walbo oo Muslim ah Saqiir iyo Kabiir.


Zakaatul Fidriga ayaa leh axkaam gaar ah, hadaba si aan wax badan uga ogaano Zakaatul Fidriga iyo aadaabta ciidda waxaan idiinsoo gudbinaynaa Muxaadaro qiima badan oo arrimahaas ku saabsan waxaa Jeedinaya Sheekh Firin.

Halkan ka degso Muxaadaro ku saabsan Zakaatul Fidriga MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items