Shabakadda SomaliMeMo Oo Muslimiinta Ugu Hambalyaynaysa Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Saturday June 24, 2017 - 21:06:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabakadda SomaliMeMo Oo Muslimiinta Ugu Hambalyaynaysa Munaasabadda Ciidul Fidriga.

    Maamulka shabakadda Islaamiga SomaliMeMo ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan ugu hambalyaynaya munaasabadda Ciidul Fidiriga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka shabakadda Islaamiga SomaliMeMo ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan ugu hambalyaynaya munaasabadda Ciidul Fidiriga.

Allaah waxaan weydiisanaynaa in uu naga aqbalo acmaasha nagana xureeyo Naarta.

Umadda Soomaaliyeed waxaan alle uga baryaynaa in dalka nooga saaro shisheeyaha kusoo duulay uuna guuleeyo muslimiinta u halgamaysa in shareecada islaamka laysu maamulo.

Warbaahinta xurta ah ee SomaliMeMo waxay shacabka Soomaaliyeed qeybihiisa kala duwan kala qeyb qaadanaysaa farxadda maalmaha ciidda iyadoona shabakaddu baahin doonto wararka ku saabsan damaashaadka ciidda.


Fariimaha gaarka ah ee ku saabsan dabaal degga ciidda waxaad noogusoo diri kartaan Emailada hoos ku qoran



Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]


Related Items