Sawirro: Magaalada Galhareeri Ee Gobolka Galguduud Oo Si Heer Sare Ah Looga Ciiday.

Sunday June 25, 2017 - 13:38:06 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Magaalada Galhareeri Ee Gobolka Galguduud Oo Si Heer Sare Ah Looga Ciiday.

    Ciid Wanaagsan..Ciid Wanaagsan shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa qaabka looga ciiday wilaayaatka dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciid Wanaagsan..Ciid Wanaagsan shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa qaabka looga ciiday wilaayaatka dalka Soomaaliya.

Dhammaan degmooyinka gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa maanta si heer sare ah looga ciiday, fagaaraha weyn ee magaalada ayay dadku ku tukadeen salaadda ciidda kadibna waxaa shacabka loo qeybiyay qoraallo islaami ah oo ka tarjumaya nusuusta kusoo aroortay dabaal degga ciidda.

Mas'uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa shacabka la ciiday, sidoo kale magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa maanta markii ugu horraysay sedax sanadood kadib laga ciiday kadib markii ay dhowaan isaga baxeen ciidamadii Xabashida Itoobiya.



Hoos Ka Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Galhareeri ee Gobolka Galguduud


































Related Items