Daawo Sawirro Cajiib Ah+ Dhoolatus Ciidan: Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib Ee Gobollada Jubbooyinka.

Sunday June 25, 2017 - 17:48:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 7983
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro Cajiib Ah+ Dhoolatus Ciidan: Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib Ee Gobollada Jubbooyinka.

    Gobollada Jubbooyinka waxay kamid yihiin meelaha sida weyn looga dabaal degay maalinta Koowaad ee Munaasabadda Ciidul Fidiga Barakaysan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobollada Jubbooyinka waxay kamid yihiin meelaha sida weyn looga dabaal degay maalinta Koowaad ee Munaasabadda Ciidul Fidiga Barakaysan.

Fagaaraha weyn ee magaalada Jilib ayaa lagu tukaday salaadda ciidda waxaana dadka shacabka ah la ciiday mas’uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Jubbooyinka oo uu kamid yahay Sheekh Max’med Abuu Cabdalla.

Markii salaadda ciidda la tukaday kadib waxaa magaalada Jilib ka dhacay dholla tus ballaaran oo ay sameeyeen ciidamo katirsan Xarakada SHM.

Sidoo kale magaalooyinka waaweyn ee Jubbooyinka sida Bu’aale,Jamaame iyo Saakoow ayaa si heer sare ah looga oogay dabaal degyada munaasabadda Ciidul Fidriga.



Hoos Ka Daawo Sawirrada Ciidda Magaalada Jilib

























































Related Items