Sawirro:Wilaayada Jubbooyinka oo Si Heer Sare Looga Dabaal degay Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Monday June 26, 2017 - 13:00:43 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Wilaayada Jubbooyinka oo Si Heer Sare Looga Dabaal degay Munaasabadda Ciidul Fidriga.

    Maalintii 2-aad dabaal degga Munaasanadda Ciiddul Fidriga ayaa ka socda dhammaan gobollada dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalintii 2-aad dabaal degga Munaasanadda Ciiddul Fidriga ayaa ka socda dhammaan gobollada dalka Soomaaliya.


Magaalada Jilib ee wilaayada Islaamiga Jubbooyinka waxay kamid tahay meelaha sida aadka ah looga dabaal degayo, shalay gelinkii dambe Mahrajaan ay kasoo qeyb galeen kumanaan qof ayaa ka dhacay magaalada waxaana goob fagaaraha ah ku dabaal degay bulshada qeybaheeda kala duwan iyo ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab.

Halkan ka dhageyso Warbixin ku saabsan Mahrajaanka Magaalada Jilib MP3






























Related Items