Dhageyso: Xarakada Al Shabaab Oo Ka Tacziyaysay Geerida Sheekhii Caalimka Ahaa Shariif Cabdi Nuur.

Friday July 07, 2017 - 14:43:34 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Xarakada Al Shabaab Oo Ka Tacziyaysay Geerida Sheekhii Caalimka Ahaa Shariif Cabdi Nuur.

    War Rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah looga tacziyadeeyay geeridii ku timid sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah looga tacziyadeeyay geeridii ku timid sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur.

Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa Kalimad Uu Jeediyay uga hadlay geerida Sheekhii Caalimka ahaa.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqday in laga faa’iideysto Keydka Cilmiga ah ee uu Sheekh Shariif Cabdi Nuur Umadda uga tagay.

Halkan ka degso Kalimadda Sheekh Cali Dheere MP3

Related Items