Daawo: Sheekh Xassan Xuseen Oo Ka Hadlay Geerida Sheekh Shariif Cabdi Nuur.

Saturday July 08, 2017 - 11:26:58 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 5 2
  • Share via Social Media

    Daawo: Sheekh Xassan Xuseen Oo Ka Hadlay Geerida Sheekh Shariif Cabdi Nuur.

    Allaha u naxariistee geeridii Naxdinta laheyd ee Khamiistii lasoo dhaafay ku timid Sheekhii Caalimka ahaa Shariif Cabdi Nuur ayay culimaa'udiinka Soomaaliyeed si isku mid ah uga hadleen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee geeridii Naxdinta laheyd ee Khamiistii lasoo dhaafay ku timid Sheekhii Caalimka ahaa Shariif Cabdi Nuur ayay culimaa'udiinka Soomaaliyeed si isku mid ah uga hadleen.



Sheekha Caalimka ah Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salman ayaa ka hadlay geerida ku timid Allaah ha u naxariiste Caalimkii weynaa Muxadithka Muftiga Islaamka  Shariif Cabdi Nuur oo ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Maka Al-mukaramah.

Sheekh Xassaan ayaa ugu horeyn si gaar ah geerida Shariif Cabdi Nuur uga tacziyeeyay Ehelada Sheekha,Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Umadda Islaamka,intaas kadib ayuu Sheekh Xassaan si gaar ah uga hadlay Taariikhda dahabiga ah ee uu ka tagay Caalimka Geeriyooday iyo Mowqiftiisii  wanaagsaneed ee uu lahaa.



Halkan Hoose Ka Daawo Kalimadda Sheekh Xasaan Xuseen.


Related Items