Dhageyso: Culumaa'udiin Gaalnimo Ku Xukumay Nuur Baaruud Gurxan Oo Xil looga Magacaabaya Dowladda Federaalka.

Monday July 10, 2017 - 11:04:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Culumaa'udiin Gaalnimo Ku Xukumay Nuur Baaruud Gurxan Oo Xil looga Magacaabaya Dowladda Federaalka.

    Madaxweynaha DF-ka ah Max'med Cabdullahi Farmaajo ayaa xaflad maalintii shalay ka dhacday dugsigii tababarka boliska ku magacaabay gudiga taakuleynta ciidamada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha DF-ka ah Max'med Cabdullahi Farmaajo ayaa xaflad maalintii shalay ka dhacday dugsigii tababarka boliska ku magacaabay gudiga taakuleynta ciidamada.


Gudiga ayaa waxaa gudoomiye looga dhigay Gen. Jaamac Qaalib, halka Sheekh Nuur loo magacaabay gudoomiye ku xigeenka gudigaas.

Qaar kamid ah culimada diinta islaamka ayaa sheegay in Sheekh Nuur Baaruud uu laga billaabo maanta ku xukun yahay saraakiisha iyo ciidamada DF maadaama uu ku biiray.

sheekh Jaamac Adam iyo Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim oo kamid ah Culimaa'udiinka wilaayaatka Islaamiga ah ayaa sheegay in Nuur Baaruud Gurxan uu ku dhacay xukunka ah Riddo diin ka bax maadaama uu si cad ulasoo saftay ciidawamada huwanta shisheeye ee Soomaaliya kusoo duulay islamarkaana uu sharciyad siinayo dowlad qaadatay dastuur shareeca diid ah.


Halkan ka dhageyso Fatwada kasoo baxaday Culimada MP3

Isha Maqalka: Radio Alfurqaan

Related Items