[Dhageyso isdul-taag Muhiim Ah] Hadalkii Tricia Bacon Ma Buun-buunin buu Ahaa Mise Xaqiiq Ka jirta Wilaayaatka Islaamiga Ah

Wednesday July 12, 2017 - 20:44:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Dhageyso isdul-taag Muhiim Ah] Hadalkii Tricia Bacon Ma Buun-buunin buu Ahaa Mise Xaqiiq Ka jirta Wilaayaatka Islaamiga Ah

    Saxafiyadda Tricia Bacon oo katirsan Wargeyska Washington Post ee dalka Mareykanka ayaa maalmo ka hor faafisay warbixin xasaasi ah oo ku saabsan qaabka ay u shaqeyso Xarakada Al Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al Shabaab ayaa maamullo nidaamsan ka dhistay Somalia
Saxafiyadda Tricia Bacon oo katirsan Wargeyska Washington Post ee dalka Mareykanka ayaa maalmo ka hor faafisay warbixin xasaasi ah oo ku saabsan qaabka ay u shaqeyso Xarakada Al Shabaab.


Warbixinta oo dhinacyo badan wax eegaysay ayay Tricia Bacon ku sheegtay in Al Shabaab ay u shaqeysto sida qaab dowladeed islamarkaana ay adagtahay sida ay burburto.

[Idaacadda Andalus ayaa warbixin ka diyaarisay qiimeynta ay sameysay Jariiradda Washington Post]


Washington Post waxay warbixinteeda ku xaqiijisay in wilaayaatka Islaamiga ah ee kajira dalka Soomaaliya ay dhiseen maamul sal adag oo bulshada u adeega waxayna maamulladaasi qabteen wax aysan qaban dowladda Federaalka iyo nidaamyada ku xiran beesha caalamka ee ka jira dalka Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso isku dul taag ku saabsan waxa ka run ah warbixinta Washington Post MP3 

Halkan ka akhriso Warbixintii WP oo SomaliMeMo ay Tarjumtay

Related Items