Allaah Bay Ka Baqaane Ameerika Kama Baqaa Dhageyso Warbixin.

Sunday June 08, 2014 - 11:36:07 in Wareysiyo iyo Warbixinno by Super Admin
  • Visits: 1360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Allaah Bay Ka Baqaane Ameerika Kama Baqaa Dhageyso Warbixin.

    Caga jugleynta Maraykanka iyo dowladaha uu ku ugaarto ku hayaan Muslimiinta dunida ku nool waxaa jira malaayiin dhegaha ka fureystay kuwaasoo isugu jira in dabka qaadatay iyo in kale oo ku hoos nool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caga jugleynta Maraykanka iyo dowladaha uu ku ugaarto ku hayaan Muslimiinta dunida ku nool waxaa jira malaayiin dhegaha ka fureystay kuwaasoo isugu jira in dabka qaadatay iyo in kale oo ku hoos nool.
Soomaaliya waxay ka mid tahay meelaha la isku dayay in guud ahaan bulshada wanaagsan  cadaadis la saaro laakiin qorshahaasu waa dhicisoobay.
Waxaa sii kordhaya dadka  maal gelinaya dagaalada  ka dhanka ah shisheeyaha gaar ahaan qabaa’ilada Ansaarta ah ee caddeystay muuqufkooda iyo himiladooda aan daah saarneyn Hadaba Warbixin Arintaasi kusaabsan hoos ka dhageyso.

Related Items