Ciidamo Huwan Ah Oo Lagu Weeraray Duleedka Waqooyi Ee Magaalada Kismaayo.

Sunday July 16, 2017 - 14:33:10 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Huwan Ah Oo Lagu Weeraray Duleedka Waqooyi Ee Magaalada Kismaayo.

    Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan lala eegtay ciidamo huwan ah xilli ay ku socdaalayeen duleedka magaalada Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan lala eegtay ciidamo huwan ah xilli ay ku socdaalayeen duleedka magaalada Kismaayo.

Maanta Barqadii ayaa dhowr qarax laga maqlay deegaanada dhanka waqooyi uga beegan magaalada Kismaayo saacado kadib markii ay gaareen ciidamo isugu jira Kenyaan iyo Mareykan kuwaas oo ka amba baxay Kismaayo.

Wariye ku sugan Jubbooyinka ayaa soo sheegay in markii ciidamadu gaareen tuulada Yoontooy dhowr qarax lala beegsaday waxaana jira burbur gaadiid oo qaraxyadaasi ka dhashay.


Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in laba gaari nuuca gaashaaman ah oo ay wateen ciidamada huwanta ah lagu burburiyay qaraxyada waxaana jira khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray ciidamada Caddaanka ah iyo kuwa AMISOM
.

Faah Faahinta dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha’allaah.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items