Dib Ufaafin: Daawo Alkata'ib Oo isdaar Kasoo Saarayta Sheekh Abuu Zubeyr Amiirkii Hore Ee Xarakada Al Shabaab.

Monday July 17, 2017 - 20:04:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dib Ufaafin: Daawo Alkata'ib Oo isdaar Kasoo Saarayta Sheekh Abuu Zubeyr Amiirkii Hore Ee Xarakada Al Shabaab.

    Kadib Codsiyo isdaba joog ah oo nooga yimid Akhristayaasha SomaliMeMo ayaan garawsanay in aan dib ufaafinno isdaarkii xiisaha badnaa ee Al-kata'ib ay kasoo saartay Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii hore ee Xarakada SHM.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib Codsiyo isdaba joog ah oo nooga yimid Akhristayaasha SomaliMeMo ayaan garawsanay in aan dib ufaafinno isdaarkii xiisaha badnaa ee Al-kata'ib ay kasoo saartay Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii hore ee Xarakada SHM.


Filimka oo loogu magacdaray Masiirka Sugnaanta ayaa waxaa si aad ah looga hadlayaa halganka iyo taariikhda jihaadka ee Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Taqabbala hullaah,waana markii ugu horreysay oo filim lagu soo muujiyo Wajiga Sheekh Abuu Zubeyr Hoggaamiyihii Hore ee Xarakada Al Shabaab.

Muuqaalkan oo soconaya 1:24 ayaa waxaa lagu arkayaa Sheekh Abuu Zubeyr oo xiran dhar madow, kuna hubeysan qoriga AK47, sidoo kale waxaa looga hadlayaa taariikhdii Ururadii Maxaakimta iyo Al Itixaan oo Soomaaliya kasoo dagaallamay , laga soo bilaabo sagaashameeyadii iyo sida ay ku aas aasmeen iyo bilaabashadii Maxkamadihii Islaamiga.


Waxaa kaloo muuqaalka looga sheekeynayaa waxbarashadiisa dalka Pakistan iyo dagaaladii uu ka soo galay dalka Afghanistan. illaa soo laabashadiisii Hargeysa dhamaadkii sanadkii 1999 iyo imaanshihiisa Koofurta Soomaaliya sanadkii 2003-dii.

Bishii September sanaddii 2014 ayay dowladda Mareykanka duqeyn xagga cirka ah ku dishay Sheekh Abuu Zubeyr xilli uu ku sugnaa duleedka degmada Baraawe ee gobolka Sh/Hoose.


Ku Daawo Facebook si Toos Ah

Ku daawo MP4 Live ah

Guji Ka degso oo ku daawo website-ka isdaaraat

Ama ka degso Telegram-ka SomaliMeMo










Related Items