AlShabaab Oo Dadka Uga Digtay Ka qeybgalka Doorashooyinka Kenya [DAAWO WAREYSI XASAASI AH].

Wednesday July 26, 2017 - 21:39:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AlShabaab Oo Dadka Uga Digtay Ka qeybgalka Doorashooyinka Kenya [DAAWO WAREYSI XASAASI AH].

    Mu'asasada AlKataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa wareysi gaar ah oo ku saabsan doorashooyinka guud ee la filayo in ay ka dhacaan dalka Kenya la yeelatay Sheykh Axmed Iimaan Cali oo ka mid ah mas'uuliyiinta Xaraka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada AlKataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa wareysi gaar ah oo ku saabsan doorashooyinka guud ee la filayo in ay ka dhacaan dalka Kenya la yeelatay Sheykh Axmed Iimaan Cali oo ka mid ah mas'uuliyiinta Xarakada.


Wareysigan oo ah qeybtii koowaad ayaa Sheykh Axmed lagu weydiiyey su’aallo dhowr ah oo ku saabsan Dumuquraadiyadda, ka qeybgalka doorashooyinka iyo u codeynta 'maamulada Kufriga ah' sida uu sheegay  mas'uulkan katirsan SHM.

Wareysigan oo la dhageysan karo muddo 54 daqiiqo ah ayaa ku baxaya Luuqadda Sawaaxiliga. Waxayna Idaacadda Andalus idiin soo gudbineysaa Nuxurka uu Xambaarsanaa Wareysiga oo ku tarjuman Luuqadda Soomaaliga Dhageysi wacan.




Halkan ka degso Video-ga wareysi lala yeeshay Sheekh Axmed Iiman MP4


Ku Daawo Youtube



Related Items