Wasiirro Katirsan Maamulka 'Jubbaland' Oo Lagu Qarxiyay Duleedka Degmada Luuq.

Thursday July 27, 2017 - 19:11:31 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wasiirro Katirsan Maamulka 'Jubbaland' Oo Lagu Qarxiyay Duleedka Degmada Luuq.

    Warka nagasoo gaaray gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax xooggan kolonyo gaadiid ah lagula beegsaday wadada xiriirisa degmooyinka Luuq iyo Dooloow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warka nagasoo gaaray gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax xooggan kolonyo gaadiid ah lagula beegsaday wadada xiriirisa degmooyinka Luuq iyo Dooloow.

ilo wareedyo ay SomaliMeMo ka Heshay gobolka Gedo ayaa xaqiijinaya in qaraxa lala helay gaari uu lahaa Cabdi Rashiid Janan oo ku magacaaban wasiirka amniga maamulka isku magacaabay 'Jubbaland balse lama oga in Janan uu xilligaas gaariga la socday iyo inkale.

Kolonyada gaadiidka ah ee la beegsaday ayaa ka amba baxay degmada Luuq waxayna kusii jeedeen dhanka Dooloow.

Cabdi Rashiid Janan ayaa Mas'uul ka ahaa Xasuuq maalmo ka hor magaalada Beled Xaawo loogu geystay dhalinyaro deegaanka ah kuwaasi oo Meydadkooda lagusoo daadiyay bartamaha magaalada arrinkaasi oo ka caraysiisay dadka deegaanka.


Liibaan Jeexoow  Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items