DAAWO Video: Dagaalyahanno Al-Shabaabo Ah Oo Ka Soo Jeeda Qowmiyadaha Kala duwan Ee Ku Dhaqan Kenya oo Fariimo U Diraya Dadkooda.

Thursday July 27, 2017 - 21:55:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    DAAWO Video: Dagaalyahanno Al-Shabaabo Ah Oo Ka Soo Jeeda Qowmiyadaha Kala duwan Ee Ku Dhaqan Kenya oo Fariimo U Diraya Dadkooda.

    Mu'asasada Al-Kataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Muuqaal kooban oo Video ah oo ay ka soo muuqanayaa Dagaalyahano Muhaajiriin ah oo ka soo jeeda dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al-Kataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Muuqaal kooban oo Video ah oo ay ka soo muuqanayaa Dagaalyahano Muhaajiriin ah oo ka soo jeeda dalka Kenya.


Filimkan oo qeyb ka ah silsilado Isdaaraad ah oo ku socda Muslimiinta Kenya inta lagu gudajiray Ololaha doorashooyinka madaxtinimo ee Kenya ayaa su’aallo dhowr ah lagu weydiinayaa dadka Muslimiinta ah ee ku hoos nool nidaamka dabadhilifka ah ee dalkaasi.

Filimka waxaa ka soo muuqanaya dagaalyahano Muhaajiriin ah oo ku hadlaya lahjadaha kala duwan ee ay ku hadlaan qowmiyahadaha kala gedisan ee ku dhaqan wadanka Kenya.


Filimka waxaa lagu soo saaray Luuqaha English-ka iyo Sawaaxiliga, Laakiin Idaacadda Islaamiga Andalus eek u hadasha afka Xarkada Al-Shabaab ayaa ku soo tarjumtay Luuqadda Soomaaliga.

Dhageysi wacan adigoo isticmaalaya Youtube

halkan toos uga degso MP4



Related Items